Surah Al-Mumtahana Verse 11 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Mumtahanaوَإِن فَاتَكُمۡ شَيۡءٞ مِّنۡ أَزۡوَٰجِكُمۡ إِلَى ٱلۡكُفَّارِ فَعَاقَبۡتُمۡ فَـَٔاتُواْ ٱلَّذِينَ ذَهَبَتۡ أَزۡوَٰجُهُم مِّثۡلَ مَآ أَنفَقُواْۚ وَٱتَّقُواْ ٱللَّهَ ٱلَّذِيٓ أَنتُم بِهِۦ مُؤۡمِنُونَ
Oo haddii ay wax ka mid ahi afooyin- kiinna idinka aadaan xagga gaalada, markaas dowrkiinna yimaado, siiya kuwii ay afooyinkoodu tageen (oo gaalada ka aadeen) wax le’eg oo u dhigma wixii ay bixiyeen (oo meher ah6). Oo ka cabsada Allaah ee ah Kan aad rumaysan tihiin