Surah Al-Mumtahana Verse 2 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Mumtahanaإِن يَثۡقَفُوكُمۡ يَكُونُواْ لَكُمۡ أَعۡدَآءٗ وَيَبۡسُطُوٓاْ إِلَيۡكُمۡ أَيۡدِيَهُمۡ وَأَلۡسِنَتَهُم بِٱلسُّوٓءِ وَوَدُّواْ لَوۡ تَكۡفُرُونَ
Haddii ay idin helaan, waxay idiin ahaan cadowyo, oo idin kula soo fidin gacma- hooda iyo carrabyadoodaba xumaan, oo waxay aad u jecel yihiin oo rabaan inaad gaalowdaan