Surah Al-Munafiqoon Verse 1 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Munafiqoonإِذَا جَآءَكَ ٱلۡمُنَٰفِقُونَ قَالُواْ نَشۡهَدُ إِنَّكَ لَرَسُولُ ٱللَّهِۗ وَٱللَّهُ يَعۡلَمُ إِنَّكَ لَرَسُولُهُۥ وَٱللَّهُ يَشۡهَدُ إِنَّ ٱلۡمُنَٰفِقِينَ لَكَٰذِبُونَ
Marka ay munaafiqiintu kuu yimaadaan waxay yidhaahdaan: Waxaanu markhaati ka nahay inaad tahay dhab ahaan Rasuulka Ilaahay2. oo Allaah waa Ogsoon yahay inaad tahay dhab ahaan Rasuulkiisa, oo Allaah wuxuu markhaati ka yahay inay munaafiqiintu yihiin beenaalayaal