Surah Al-Munafiqoon Verse 9 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Munafiqoonيَـٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ لَا تُلۡهِكُمۡ أَمۡوَٰلُكُمۡ وَلَآ أَوۡلَٰدُكُمۡ عَن ذِكۡرِ ٱللَّهِۚ وَمَن يَفۡعَلۡ ذَٰلِكَ فَأُوْلَـٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡخَٰسِرُونَ
Kuwiinaan idinku rumeysanow! Yeysan maalkiinnu iyo carruurtiinnu idinka shuqlin Xusidda Ilaahay. Oo mid kastoo falaa sidaas, kuwaa weeye khasaaro qabayaasha