Surah Al-Araf Verse 12 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafقَالَ مَا مَنَعَكَ أَلَّا تَسۡجُدَ إِذۡ أَمَرۡتُكَۖ قَالَ أَنَا۠ خَيۡرٞ مِّنۡهُ خَلَقۡتَنِي مِن نَّارٖ وَخَلَقۡتَهُۥ مِن طِينٖ
(Allaah) wuxuu yidhi: Maxaa kuu diiday oo sidaa awgeed aadan u sujuudin markaan ku amray?(Shaydaan) wuxuu yidhi: Aniga baa ka wanaaagsan, Waxaad iga abuurtay dab, halka aad isaga ka abuurtay dhoobo