قَالَ فَٱهۡبِطۡ مِنۡهَا فَمَا يَكُونُ لَكَ أَن تَتَكَبَّرَ فِيهَا فَٱخۡرُجۡ إِنَّكَ مِنَ ٱلصَّـٰغِرِينَ
Wuxuu yidhi: Ka deg xaggeeda (halkan), waayo ma lihid inaad isku dhex kibriso. Ee ka bax, hubaal waxaad tahay mid ka mid ah kuwa dulleysan
Author: Abdullah Hasan Jacob