Surah Al-Araf Verse 127 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafوَقَالَ ٱلۡمَلَأُ مِن قَوۡمِ فِرۡعَوۡنَ أَتَذَرُ مُوسَىٰ وَقَوۡمَهُۥ لِيُفۡسِدُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ وَيَذَرَكَ وَءَالِهَتَكَۚ قَالَ سَنُقَتِّلُ أَبۡنَآءَهُمۡ وَنَسۡتَحۡيِۦ نِسَآءَهُمۡ وَإِنَّا فَوۡقَهُمۡ قَٰهِرُونَ
Oo xildhibaannadii ka mid ahaa dadkii Fircoon waxay yidhaahdeen: Ma waxaad u daynaysaa Muuse iyo dadkiisa inay fasahaadiyaan arlada, oo ka tagaan adiga iyo ilaahyadaadaba? (Fircoon) wuxuu yidhi: Waxaan dili doonnaa wiilashooda, oo daysan haweenkooda, oo hubaal waxaanu nahay kuwa ka sarreeya oo maquuniya