Surah Al-Araf Verse 128 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafقَالَ مُوسَىٰ لِقَوۡمِهِ ٱسۡتَعِينُواْ بِٱللَّهِ وَٱصۡبِرُوٓاْۖ إِنَّ ٱلۡأَرۡضَ لِلَّهِ يُورِثُهَا مَن يَشَآءُ مِنۡ عِبَادِهِۦۖ وَٱلۡعَٰقِبَةُ لِلۡمُتَّقِينَ
Muuse wuxuu ku yidhi dadkiisii: Ka barya kaalmo Allaah oo samir yeesha, hubaal, arlada waxaa iska leh Allaah, Wuxuu dhaxalsiiyaa cidduu doono oo ka mid ah addoomahiisa, oo cidhibta (san) waxaa iska leh kuwa iska jira (xumaha)