Surah Al-Araf Verse 141 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafوَإِذۡ أَنجَيۡنَٰكُم مِّنۡ ءَالِ فِرۡعَوۡنَ يَسُومُونَكُمۡ سُوٓءَ ٱلۡعَذَابِ يُقَتِّلُونَ أَبۡنَآءَكُمۡ وَيَسۡتَحۡيُونَ نِسَآءَكُمۡۚ وَفِي ذَٰلِكُم بَلَآءٞ مِّن رَّبِّكُمۡ عَظِيمٞ
Oo waa tii aan idinka samata bixinnay dadkii Fircoon ee idin dhadhansiiyey cadaab daran, iyagoo dilayey wiilashiinna, oo u daynayey haweenkiinna nolol. Arrinkaa waxaa ku sugnaa imtixaan aad u weyn xagga Rabbigiin ah