Surah Al-Araf Verse 142 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Araf۞وَوَٰعَدۡنَا مُوسَىٰ ثَلَٰثِينَ لَيۡلَةٗ وَأَتۡمَمۡنَٰهَا بِعَشۡرٖ فَتَمَّ مِيقَٰتُ رَبِّهِۦٓ أَرۡبَعِينَ لَيۡلَةٗۚ وَقَالَ مُوسَىٰ لِأَخِيهِ هَٰرُونَ ٱخۡلُفۡنِي فِي قَوۡمِي وَأَصۡلِحۡ وَلَا تَتَّبِعۡ سَبِيلَ ٱلۡمُفۡسِدِينَ
Oo Waxaan la ballannay Muuse muddo soddon habeen ah, oo ku dhammeystirnay toban dheeri ah marka muddada uu u qabtay Rabbigi waxay ahayd afartan habeen oo buuxda. Oo Muuse wuxuu ku yidhi walaalki Haaruun: intaan maqnahay qabo xilkeyga dadkayga dhexdi, oo u dhaqan si wanaagsan, oo ha raacin jidka Mufsidiinta