Surah Al-Araf Verse 143 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafوَلَمَّا جَآءَ مُوسَىٰ لِمِيقَٰتِنَا وَكَلَّمَهُۥ رَبُّهُۥ قَالَ رَبِّ أَرِنِيٓ أَنظُرۡ إِلَيۡكَۚ قَالَ لَن تَرَىٰنِي وَلَٰكِنِ ٱنظُرۡ إِلَى ٱلۡجَبَلِ فَإِنِ ٱسۡتَقَرَّ مَكَانَهُۥ فَسَوۡفَ تَرَىٰنِيۚ فَلَمَّا تَجَلَّىٰ رَبُّهُۥ لِلۡجَبَلِ جَعَلَهُۥ دَكّٗا وَخَرَّ مُوسَىٰ صَعِقٗاۚ فَلَمَّآ أَفَاقَ قَالَ سُبۡحَٰنَكَ تُبۡتُ إِلَيۡكَ وَأَنَا۠ أَوَّلُ ٱلۡمُؤۡمِنِينَ
Oo markuu u yimid Muuse ballankayagii oo Rabbigi la hadlay, wuxuu yidhi: Rabbiyow! Iskay tus aan ku eegee. Wuxuu yidhi: Ima arki kareysid, laakiinse eeg buurta, hadday ku sugnaato meesheeda markaas ayaad i arki doontaa. Markiise uu Rabbigi isu muujiyey buurtii3, wuxuu ka dhigay budo, oo Muuse dhulka buu ugu dhacay suuxdin. Markaasuu markuu soo miyirsaday wuxuu yidhi: Xurmo oo dhan Adigaa leh oo Nazahan, Waan kuu soo noqdaa, oo anigu waxaan ahay kan ugu horreeya mu'miniinta