Surah Al-Araf Verse 144 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafقَالَ يَٰمُوسَىٰٓ إِنِّي ٱصۡطَفَيۡتُكَ عَلَى ٱلنَّاسِ بِرِسَٰلَٰتِي وَبِكَلَٰمِي فَخُذۡ مَآ ءَاتَيۡتُكَ وَكُن مِّنَ ٱلشَّـٰكِرِينَ
Wuxuu yidhi: Muusow! Hubaal Waxaan kaa doortay dadka (si aad u qaaddo) Farriimaheyga aan kuula soo diray iyo hadalkeyga ee qaado waxa aan ku siiyey oo ka mid ahow kuwa mahad naqa