وَٱلَّذِينَ كَذَّبُواْ بِـَٔايَٰتِنَا وَلِقَآءِ ٱلۡأٓخِرَةِ حَبِطَتۡ أَعۡمَٰلُهُمۡۚ هَلۡ يُجۡزَوۡنَ إِلَّا مَا كَانُواْ يَعۡمَلُونَ
Oo (ma xagga) kuwa beeniya Aayadahayaga iyo la kulanka Aakhirada, acmaashooda waa waxaan jirin oo baabba’ ah. Miyaa laga abaal marin waxaan aheyn waxay faleen
Author: Abdullah Hasan Jacob