Surah Al-Araf Verse 148 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafوَٱتَّخَذَ قَوۡمُ مُوسَىٰ مِنۢ بَعۡدِهِۦ مِنۡ حُلِيِّهِمۡ عِجۡلٗا جَسَدٗا لَّهُۥ خُوَارٌۚ أَلَمۡ يَرَوۡاْ أَنَّهُۥ لَا يُكَلِّمُهُمۡ وَلَا يَهۡدِيهِمۡ سَبِيلًاۘ ٱتَّخَذُوهُ وَكَانُواْ ظَٰلِمِينَ
Oo dadkii Muuse markuu tagey kaddib, waxay ka sameysteen dahabkoodii, dibi qolof ah leh cod beynaax ah4. Waa la yaabe! Miyaanay arki karayn inaanu la hadleyn, oo ku toosin kareyn jid? Wayse qaateen (si ay u caabudaan) oo waxay ahaayeen gar ma qaatayaal