قَالَ رَبِّ ٱغۡفِرۡ لِي وَلِأَخِي وَأَدۡخِلۡنَا فِي رَحۡمَتِكَۖ وَأَنتَ أَرۡحَمُ ٱلرَّـٰحِمِينَ
Wuxuu yidhi: Rabbiyow! ii dambi dhaaf aniga iyo walaalkayba, oo na gali Naxariistaada, Adigaa U Naxariis Badan inta naxariisata
Author: Abdullah Hasan Jacob