Surah Al-Araf Verse 152 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafإِنَّ ٱلَّذِينَ ٱتَّخَذُواْ ٱلۡعِجۡلَ سَيَنَالُهُمۡ غَضَبٞ مِّن رَّبِّهِمۡ وَذِلَّةٞ فِي ٱلۡحَيَوٰةِ ٱلدُّنۡيَاۚ وَكَذَٰلِكَ نَجۡزِي ٱلۡمُفۡتَرِينَ
(Ma xagga) kuwii u sameystay dibiga (ilaah ahaan) hubaal Cadho xagga Rabbigood ah iyo dulli baa noloshan adduunka ku dhici doona. Oo sidaas baan u abaal marinnaa been abuurtayaasha