Surah Al-Araf Verse 153 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafوَٱلَّذِينَ عَمِلُواْ ٱلسَّيِّـَٔاتِ ثُمَّ تَابُواْ مِنۢ بَعۡدِهَا وَءَامَنُوٓاْ إِنَّ رَبَّكَ مِنۢ بَعۡدِهَا لَغَفُورٞ رَّحِيمٞ
(Ma) kuwase fala camallo xun haddana toobad keena intaas kaddib, oo rumeeya (oo raaca xaqa), hubaal, Rabbigaa intaasoo (dhan) kaddib waa Dambi Dhaaf Badane, Naxariis Badan