وَلَمَّا سَكَتَ عَن مُّوسَى ٱلۡغَضَبُ أَخَذَ ٱلۡأَلۡوَاحَۖ وَفِي نُسۡخَتِهَا هُدٗى وَرَحۡمَةٞ لِّلَّذِينَ هُمۡ لِرَبِّهِمۡ يَرۡهَبُونَ
Oo markay Muuse Cadhadii ka degtay, wuxuu soo qaatay looxyadii, oo waxaa ku qornaa wax hanuun iyo naxariis u ah kuwa Rabbigood ka cabsada
Author: Abdullah Hasan Jacob