Surah Al-Araf Verse 17 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafثُمَّ لَأٓتِيَنَّهُم مِّنۢ بَيۡنِ أَيۡدِيهِمۡ وَمِنۡ خَلۡفِهِمۡ وَعَنۡ أَيۡمَٰنِهِمۡ وَعَن شَمَآئِلِهِمۡۖ وَلَا تَجِدُ أَكۡثَرَهُمۡ شَٰكِرِينَ
Markaasaan waxaa hubaal uga imaan doonaa hortooda iyo gadaashooda, iyo xagga midigtooda iyo xagga bidixdoodaba, oo ma heli doontid badankood oo mahad naqa