قَالَ ٱخۡرُجۡ مِنۡهَا مَذۡءُومٗا مَّدۡحُورٗاۖ لَّمَن تَبِعَكَ مِنۡهُمۡ لَأَمۡلَأَنَّ جَهَنَّمَ مِنكُمۡ أَجۡمَعِينَ
(Allaah) wuxuu yidhi: Ka bax (halkan) adigoo dulleysan oo dayro ah, qofkii iyaga ka mid ah oo ku soo raaca, waxaan hubaal idinka buuxin Naarta dhammaantiin
Author: Abdullah Hasan Jacob