وَٱلَّذِينَ يُمَسِّكُونَ بِٱلۡكِتَٰبِ وَأَقَامُواْ ٱلصَّلَوٰةَ إِنَّا لَا نُضِيعُ أَجۡرَ ٱلۡمُصۡلِحِينَ
Oo (ma xagga) kuwa qabsada Kitaabka oo ooga salaadda, hubaal Annagu Marnaba ma dayacno abaalgudka kuwa camalkooda hagaajiya
Author: Abdullah Hasan Jacob