وَٱذۡكُر رَّبَّكَ فِي نَفۡسِكَ تَضَرُّعٗا وَخِيفَةٗ وَدُونَ ٱلۡجَهۡرِ مِنَ ٱلۡقَوۡلِ بِٱلۡغُدُوِّ وَٱلۡأٓصَالِ وَلَا تَكُن مِّنَ ٱلۡغَٰفِلِينَ
Oo xus Rabbigaa naftaada gudaheeda si haybaysi iyo cabsi leh adigoon kor ugu qaadeyn codka aroor iyo galabba oo ha ka mid noqon kuwa dhoohan
Author: Abdullah Hasan Jacob