إِنَّ ٱلَّذِينَ عِندَ رَبِّكَ لَا يَسۡتَكۡبِرُونَ عَنۡ عِبَادَتِهِۦ وَيُسَبِّحُونَهُۥ وَلَهُۥ يَسۡجُدُونَۤ۩
Hubaal, kuwa ah Rabbigaa agti marnaba iskama weyneeyaan cibaadadiisa, oo way nazahaan oo xurmo weyneeyaan, oo Isaga bay u sujuudaan
Author: Abdullah Hasan Jacob