Surah Al-Araf Verse 43 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafوَنَزَعۡنَا مَا فِي صُدُورِهِم مِّنۡ غِلّٖ تَجۡرِي مِن تَحۡتِهِمُ ٱلۡأَنۡهَٰرُۖ وَقَالُواْ ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ ٱلَّذِي هَدَىٰنَا لِهَٰذَا وَمَا كُنَّا لِنَهۡتَدِيَ لَوۡلَآ أَنۡ هَدَىٰنَا ٱللَّهُۖ لَقَدۡ جَآءَتۡ رُسُلُ رَبِّنَا بِٱلۡحَقِّۖ وَنُودُوٓاْ أَن تِلۡكُمُ ٱلۡجَنَّةُ أُورِثۡتُمُوهَا بِمَا كُنتُمۡ تَعۡمَلُونَ
Oo waxaan ka siibi wixiiba ku jira laabahooda oo xumaan kala tirsi ah; webiyadu waxay qulquli hoostoodu, oo waxay odhan: Ammaan idilkeed waxaa mudan Allaah, ee nagu hanuuniyey kan, oo kuma aan hanuuneen (jidka toos) haddii uusan Allaah nagu hanuunsheen. Xaqiiq Waxay la yimaadeen Rusushii Rabbigeen Xaq. Oo Waxaa loogu dhawaaqi doonaa: Tani waa Jannadii la idinku dhaxal siiyey waxaad camalsan fasheen