Surah Al-Araf Verse 44 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafوَنَادَىٰٓ أَصۡحَٰبُ ٱلۡجَنَّةِ أَصۡحَٰبَ ٱلنَّارِ أَن قَدۡ وَجَدۡنَا مَا وَعَدَنَا رَبُّنَا حَقّٗا فَهَلۡ وَجَدتُّم مَّا وَعَدَ رَبُّكُمۡ حَقّٗاۖ قَالُواْ نَعَمۡۚ فَأَذَّنَ مُؤَذِّنُۢ بَيۡنَهُمۡ أَن لَّعۡنَةُ ٱللَّهِ عَلَى ٱلظَّـٰلِمِينَ
Oo ehlu jannuhu waxay u dhawaaqi doonaan ehlu Naarka: Xaqiiq waxaan hellay waxa uu noo ballan qaaday Rabbigayo oo xaq ah; ee idinkuna ma hesheen sidoo kale waxa uu Rabbigiin idiin ballan qaaday oo xaq ah? Waxay odhan doonaan: Haah. Markaas dhawaaqe baa ka dhawaaqi doona dhexdooda: in Lacnadda Ilaahay ay dushooda tahay gar ma qaatayaasha