۞وَإِذَا صُرِفَتۡ أَبۡصَٰرُهُمۡ تِلۡقَآءَ أَصۡحَٰبِ ٱلنَّارِ قَالُواْ رَبَّنَا لَا تَجۡعَلۡنَا مَعَ ٱلۡقَوۡمِ ٱلظَّـٰلِمِينَ
Oo marka loo jeediyo indhahooda xagga ehlu – Naarka, waxay odhan: Rabbiyow! Ha naga mid dhigin dadka gar ma qaatayaasha ah
Author: Abdullah Hasan Jacob