Surah Al-Araf Verse 48 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafوَنَادَىٰٓ أَصۡحَٰبُ ٱلۡأَعۡرَافِ رِجَالٗا يَعۡرِفُونَهُم بِسِيمَىٰهُمۡ قَالُواْ مَآ أَغۡنَىٰ عَنكُمۡ جَمۡعُكُمۡ وَمَا كُنتُمۡ تَسۡتَكۡبِرُونَ
Oo qoladii ku sugnaa Al Acraaf (meelaha sare) waxay u dhawaaqi doonaan rag ay ku garan doonaan astaamahooda iyagoo ku odhan: Waxba idiin ma ay tarin urursigiinnii maalku, iyo iska weyneyntiinnii (Xaqa)