Surah Al-Araf Verse 64 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafفَكَذَّبُوهُ فَأَنجَيۡنَٰهُ وَٱلَّذِينَ مَعَهُۥ فِي ٱلۡفُلۡكِ وَأَغۡرَقۡنَا ٱلَّذِينَ كَذَّبُواْ بِـَٔايَٰتِنَآۚ إِنَّهُمۡ كَانُواْ قَوۡمًا عَمِينَ
Wayse beeniyeen, markaas baan badbaadinnay isaga iyo kuwii kula jiray Doonnida, oo aan qarqinnay kuwii beeniyey Aayadahayaga. Hubaal waxay ahaayeen dad indha la’ (aan Xaqa arag)