Surah Al-Araf Verse 65 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Araf۞وَإِلَىٰ عَادٍ أَخَاهُمۡ هُودٗاۚ قَالَ يَٰقَوۡمِ ٱعۡبُدُواْ ٱللَّهَ مَا لَكُم مِّنۡ إِلَٰهٍ غَيۡرُهُۥٓۚ أَفَلَا تَتَّقُونَ
Oo xagga Caad (waxaan u dirnay) walaalkood Huud, Wuxuu yidhi: Dadkaygiyow! Caabuda Allaah! Ma lihidin ilaah kale (oo xaq ah) Isaga maahee. Ma waydaan ka joogeyn oo iska jireyn xumaha