Surah Al-Araf Verse 66 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafقَالَ ٱلۡمَلَأُ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ مِن قَوۡمِهِۦٓ إِنَّا لَنَرَىٰكَ فِي سَفَاهَةٖ وَإِنَّا لَنَظُنُّكَ مِنَ ٱلۡكَٰذِبِينَ
Xildhibaannadii gaaloobay oo ka mid ahaa dadkiisii waxay yidhaahdeen: hubaal waxaan innagu xaqiiq kugu aragnaa caqli xumo, oo hubaal waxaan kuu maleynaynaa inaad ka mid tahay beenalayaasha