Surah Al-Araf Verse 70 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafقَالُوٓاْ أَجِئۡتَنَا لِنَعۡبُدَ ٱللَّهَ وَحۡدَهُۥ وَنَذَرَ مَا كَانَ يَعۡبُدُ ءَابَآؤُنَا فَأۡتِنَا بِمَا تَعِدُنَآ إِن كُنتَ مِنَ ٱلصَّـٰدِقِينَ
Waxay yidhaahdeen: Ma waxaad noola timid inaan caabudno Allaah Keliya oo aan ka tagno waxay caabudi jireen aabbayaashayo? (ma jirto) ee noo keen waxa aad noogu gooddido haddaad ka mid tahay runlowyada