Surah Al-Araf Verse 71 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafقَالَ قَدۡ وَقَعَ عَلَيۡكُم مِّن رَّبِّكُمۡ رِجۡسٞ وَغَضَبٌۖ أَتُجَٰدِلُونَنِي فِيٓ أَسۡمَآءٖ سَمَّيۡتُمُوهَآ أَنتُمۡ وَءَابَآؤُكُم مَّا نَزَّلَ ٱللَّهُ بِهَا مِن سُلۡطَٰنٖۚ فَٱنتَظِرُوٓاْ إِنِّي مَعَكُم مِّنَ ٱلۡمُنتَظِرِينَ
Wuxuu yidhi: Xaqiiq cadaab iyo caro ka timid Rabbigiin baa idinku dhacday. Waa la yaabe! Ma waxaad igala dooddaaan arrinka magacyo aad bixiseen _ idinka iyo aabbayaashiin? Allaah uma soo dejin wax xujo ah; ee suga, anigana sidoo kale waan idinla sugiye