Surah Al-Araf Verse 72 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafفَأَنجَيۡنَٰهُ وَٱلَّذِينَ مَعَهُۥ بِرَحۡمَةٖ مِّنَّا وَقَطَعۡنَا دَابِرَ ٱلَّذِينَ كَذَّبُواْ بِـَٔايَٰتِنَاۖ وَمَا كَانُواْ مُؤۡمِنِينَ
Markaas baan waxaan ku badbaadinnay isaga iyo intii la jirtayba naxariis ka ahaatay xaggayaga, oo waxa aanu cidhib tirnay kuwii beeniyey Aayadahayaga, oo ma ba ay aheyn mu’miniin