Surah Al-Araf Verse 73 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafوَإِلَىٰ ثَمُودَ أَخَاهُمۡ صَٰلِحٗاۚ قَالَ يَٰقَوۡمِ ٱعۡبُدُواْ ٱللَّهَ مَا لَكُم مِّنۡ إِلَٰهٍ غَيۡرُهُۥۖ قَدۡ جَآءَتۡكُم بَيِّنَةٞ مِّن رَّبِّكُمۡۖ هَٰذِهِۦ نَاقَةُ ٱللَّهِ لَكُمۡ ءَايَةٗۖ فَذَرُوهَا تَأۡكُلۡ فِيٓ أَرۡضِ ٱللَّهِۖ وَلَا تَمَسُّوهَا بِسُوٓءٖ فَيَأۡخُذَكُمۡ عَذَابٌ أَلِيمٞ
Oo xagga Thamuud (waxaan u dirnay) walaalkood Saalix. Wuxuu yidhi: Dadkaygiyow! Caabuda Allaah, ma lihdin ilaah kale Isaga maahee. Xujo cad baa xaqiiq idiinka timid xagga Rabbigiin. tani waa Hal Ilaahay aad leedihiin, oo ah Calaamo; ee iska daaya ha daaqdo’e arlada Ilaahay, oo ha u geysannina wax waxyeello ah, haddii kale cadaab xanuun badan baa idin qaadi doonta