Surah Al-Araf Verse 85 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafوَإِلَىٰ مَدۡيَنَ أَخَاهُمۡ شُعَيۡبٗاۚ قَالَ يَٰقَوۡمِ ٱعۡبُدُواْ ٱللَّهَ مَا لَكُم مِّنۡ إِلَٰهٍ غَيۡرُهُۥۖ قَدۡ جَآءَتۡكُم بَيِّنَةٞ مِّن رَّبِّكُمۡۖ فَأَوۡفُواْ ٱلۡكَيۡلَ وَٱلۡمِيزَانَ وَلَا تَبۡخَسُواْ ٱلنَّاسَ أَشۡيَآءَهُمۡ وَلَا تُفۡسِدُواْ فِي ٱلۡأَرۡضِ بَعۡدَ إِصۡلَٰحِهَاۚ ذَٰلِكُمۡ خَيۡرٞ لَّكُمۡ إِن كُنتُم مُّؤۡمِنِينَ
Oo xagga Madyan (waxaan u dirnay) walaalkood Shucayb. Wuxuu yidhi: Dadkaygiyow! Caabuda Allaah, ma lihidin ilaah kale Isaga maahee. Xujo cad xaqiiq waxay idiinka timid xagga Rabbigiin; ee dhammeystira beegga iyo miisaanka oo ha ka dhimina dadka waxyaalahooda, oo ha ku falina fasahaad arlada, inta la hagaajiyey kaddib, sidaas baa idiin khayr badan, haddaad tihiin mu’miniin