Surah Al-Araf Verse 86 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Arafوَلَا تَقۡعُدُواْ بِكُلِّ صِرَٰطٖ تُوعِدُونَ وَتَصُدُّونَ عَن سَبِيلِ ٱللَّهِ مَنۡ ءَامَنَ بِهِۦ وَتَبۡغُونَهَا عِوَجٗاۚ وَٱذۡكُرُوٓاْ إِذۡ كُنتُمۡ قَلِيلٗا فَكَثَّرَكُمۡۖ وَٱنظُرُواْ كَيۡفَ كَانَ عَٰقِبَةُ ٱلۡمُفۡسِدِينَ
Oo ha fadhiisannina jid kasta idinkoo gooddiyaya, oo ka leexinaya Jidka Ilaahay kan isagu rumeysan, idinkoo dooonaya inaad ka dhigtaan mid qalloocan, oo xusuusta markaad aheydeen kuwo yar, markaas uu idin badiyay. oo eega sida ay ku dambeysey cidhibta mufsidiinta