Surah At-Taubah Verse 105 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahوَقُلِ ٱعۡمَلُواْ فَسَيَرَى ٱللَّهُ عَمَلَكُمۡ وَرَسُولُهُۥ وَٱلۡمُؤۡمِنُونَۖ وَسَتُرَدُّونَ إِلَىٰ عَٰلِمِ ٱلۡغَيۡبِ وَٱلشَّهَٰدَةِ فَيُنَبِّئُكُم بِمَا كُنتُمۡ تَعۡمَلُونَ
Dheh: Shaqeeya; marka Allaah wuu arki doonaa shaqadiinna (sidaas bayna yeeli doonaan) Rasuulkiisa iyo mu’miniintaba. Oo waxaa dib la idiinku soo celin doonaa Xagga (Allaah) Ogsoonaha waxa aan muuqan iyo waxa muuqdaba. markaasuu wuxuu idiin sheegi doonaa waxa aad fasheen