وَءَاخَرُونَ مُرۡجَوۡنَ لِأَمۡرِ ٱللَّهِ إِمَّا يُعَذِّبُهُمۡ وَإِمَّا يَتُوبُ عَلَيۡهِمۡۗ وَٱللَّهُ عَلِيمٌ حَكِيمٞ
Oo (waxaa jira) kuwo kale oo dib loogu dhigay inay sugaan Amarka Ilaahay, haddii uu cadaabayo ama haddii uu ka aqbalayo toobada. Oo Allaah waa wax kasta Ogsoone, Xakiim ah
Author: Abdullah Hasan Jacob