Surah At-Taubah Verse 24 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahقُلۡ إِن كَانَ ءَابَآؤُكُمۡ وَأَبۡنَآؤُكُمۡ وَإِخۡوَٰنُكُمۡ وَأَزۡوَٰجُكُمۡ وَعَشِيرَتُكُمۡ وَأَمۡوَٰلٌ ٱقۡتَرَفۡتُمُوهَا وَتِجَٰرَةٞ تَخۡشَوۡنَ كَسَادَهَا وَمَسَٰكِنُ تَرۡضَوۡنَهَآ أَحَبَّ إِلَيۡكُم مِّنَ ٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦ وَجِهَادٖ فِي سَبِيلِهِۦ فَتَرَبَّصُواْ حَتَّىٰ يَأۡتِيَ ٱللَّهُ بِأَمۡرِهِۦۗ وَٱللَّهُ لَا يَهۡدِي ٱلۡقَوۡمَ ٱلۡفَٰسِقِينَ
Dheh: Haddii ay aabbayaashiin, wiilashiinna, walaalihiin, xaasaskiinna, xigtadiinna; maalka aad tabcateen, ganac aad uga baqeysaan iibsi la’aan, iyo guryo aad ka raalli tihiin... ay idinkala weyn yihiin oo ka jeceshihiin Allaah iyo Rasuulkiisa, iyo u halgamidda Jidkiisa, marka suga inta Allaah ka fuliyo Amarkiisa. Oo Allaah ma hanuuniyo dadka caasiyaasha ah