Surah At-Taubah Verse 25 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahلَقَدۡ نَصَرَكُمُ ٱللَّهُ فِي مَوَاطِنَ كَثِيرَةٖ وَيَوۡمَ حُنَيۡنٍ إِذۡ أَعۡجَبَتۡكُمۡ كَثۡرَتُكُمۡ فَلَمۡ تُغۡنِ عَنكُمۡ شَيۡـٔٗا وَضَاقَتۡ عَلَيۡكُمُ ٱلۡأَرۡضُ بِمَا رَحُبَتۡ ثُمَّ وَلَّيۡتُم مُّدۡبِرِينَ
Xaqiiq Allaah Wuxuu idinku gargaaray goobo dagaal oo badan, oo Maalintii Xunayn waa tii ay idin cajabisey tiro badnaantiinnu hase ahaatee wax idiin tari weydey, ee dhulku intuu ballaar le'egyahay idinku cidhiidhi noqday, markaas aad carar dhabarka jeediseen