Surah At-Taubah Verse 30 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahوَقَالَتِ ٱلۡيَهُودُ عُزَيۡرٌ ٱبۡنُ ٱللَّهِ وَقَالَتِ ٱلنَّصَٰرَى ٱلۡمَسِيحُ ٱبۡنُ ٱللَّهِۖ ذَٰلِكَ قَوۡلُهُم بِأَفۡوَٰهِهِمۡۖ يُضَٰهِـُٔونَ قَوۡلَ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ مِن قَبۡلُۚ قَٰتَلَهُمُ ٱللَّهُۖ أَنَّىٰ يُؤۡفَكُونَ
Oo Yuhuuddu waxay yidhaahdaan: Cuzayr waa wiilkii Ilaahay, oo Nasaaradu waxay yidhaahdaan: Masiixu waa wiilkii Ilaahay. Kuwakani waa hadalkooda ay afafkooda ka yidhaahdaan. Waxay ku hadal dayanayaan kuwii hore u gaaloobay. Allaha halaagee, maxaa (xaqa) ka duway