Surah At-Taubah Verse 31 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahٱتَّخَذُوٓاْ أَحۡبَارَهُمۡ وَرُهۡبَٰنَهُمۡ أَرۡبَابٗا مِّن دُونِ ٱللَّهِ وَٱلۡمَسِيحَ ٱبۡنَ مَرۡيَمَ وَمَآ أُمِرُوٓاْ إِلَّا لِيَعۡبُدُوٓاْ إِلَٰهٗا وَٰحِدٗاۖ لَّآ إِلَٰهَ إِلَّا هُوَۚ سُبۡحَٰنَهُۥ عَمَّا يُشۡرِكُونَ
Waxay ka dhigteen qaysaskoodii iyo suufiyadoodii rabbiyo Allaah sokadi, iyo (sidoo kale) Masiixa ina Maryam, iyagoo la amray inaanay caabudin cid aan ahayn Allaah Keliya. Ma jiro ilaah (Xaq lagu caabudo) aan Isaga ahayn. Xurmo oo dhan Isagaa leh, wuu ka sarreeyaa oo nazahan yahay waxay wax la wadaajiyaan