Surah At-Taubah Verse 42 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahلَوۡ كَانَ عَرَضٗا قَرِيبٗا وَسَفَرٗا قَاصِدٗا لَّٱتَّبَعُوكَ وَلَٰكِنۢ بَعُدَتۡ عَلَيۡهِمُ ٱلشُّقَّةُۚ وَسَيَحۡلِفُونَ بِٱللَّهِ لَوِ ٱسۡتَطَعۡنَا لَخَرَجۡنَا مَعَكُمۡ يُهۡلِكُونَ أَنفُسَهُمۡ وَٱللَّهُ يَعۡلَمُ إِنَّهُمۡ لَكَٰذِبُونَ
Hadday ahaan lahayd dheef dhow iyo safar fudud, xaqiiq way ku raaci lahaayeen, laakiinse tubtii baa ku dheeraatay, oo waxay ku dhaaran Allaah (iyagoo leh): haddaanu kareyno hubaal waa idin la bixi lahayn; waxay halaagayaan nafahooda, Oo Allaah wuu Og yahay inay xaqiiq yihiin beenalayaal