ٱنفِرُواْ خِفَافٗا وَثِقَالٗا وَجَٰهِدُواْ بِأَمۡوَٰلِكُمۡ وَأَنفُسِكُمۡ فِي سَبِيلِ ٱللَّهِۚ ذَٰلِكُمۡ خَيۡرٞ لَّكُمۡ إِن كُنتُمۡ تَعۡلَمُونَ
Baxa idinkoo fudud iyo idinkoo culusba, oo kula jihaada maalkiinna iyo nafahiinnaba Jidka Ilaahay14. Arrinkan baa idiin khayr badan, haddaad og tihiin
Author: Abdullah Hasan Jacob