Surah At-Taubah Verse 40 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahإِلَّا تَنصُرُوهُ فَقَدۡ نَصَرَهُ ٱللَّهُ إِذۡ أَخۡرَجَهُ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ ثَانِيَ ٱثۡنَيۡنِ إِذۡ هُمَا فِي ٱلۡغَارِ إِذۡ يَقُولُ لِصَٰحِبِهِۦ لَا تَحۡزَنۡ إِنَّ ٱللَّهَ مَعَنَاۖ فَأَنزَلَ ٱللَّهُ سَكِينَتَهُۥ عَلَيۡهِ وَأَيَّدَهُۥ بِجُنُودٖ لَّمۡ تَرَوۡهَا وَجَعَلَ كَلِمَةَ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ ٱلسُّفۡلَىٰۗ وَكَلِمَةُ ٱللَّهِ هِيَ ٱلۡعُلۡيَاۗ وَٱللَّهُ عَزِيزٌ حَكِيمٌ
Haddaydaan u hiillin (Nabiga), Allaah baa xaqiiq u hiilliyey, markay debedda u soo saareen gaalada, isagoo labo midkood ah12 markay labaduba ku jireen hogga, waa tii uu ku lahaa saaxiibki: Ha murugoon, hubaal Allaah baa na la jira. Kolkaas buu Allaah ku soo dejiyey xasillooni dushiisa, oo uu ku xoojiyey ciidammo (malaa’ig) aydaan arkin, oo ka dhigay mid hooseysa kelmedda gaalada, oo Kelmedda Ilaahay13, waa taa sarreysa, Oo Allaah waa Adkaade, Xakiim ah