Surah At-Taubah Verse 39 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahإِلَّا تَنفِرُواْ يُعَذِّبۡكُمۡ عَذَابًا أَلِيمٗا وَيَسۡتَبۡدِلۡ قَوۡمًا غَيۡرَكُمۡ وَلَا تَضُرُّوهُ شَيۡـٔٗاۗ وَٱللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيۡءٖ قَدِيرٌ
Haddaydaan u bixin (jihaadka), Wuxuu idinku cadaabi doonaa cadaab aad u xanuun badan oo idinku beddeli doonaa dad kale, waxbana kama dhimi doontaan marnaba, oo Allaah wax walba wuu Karaa