إِنَّمَا يَسۡتَـٔۡذِنُكَ ٱلَّذِينَ لَا يُؤۡمِنُونَ بِٱللَّهِ وَٱلۡيَوۡمِ ٱلۡأٓخِرِ وَٱرۡتَابَتۡ قُلُوبُهُمۡ فَهُمۡ فِي رَيۡبِهِمۡ يَتَرَدَّدُونَ
Waxaase kaa idan qaata uun kuwa aan rumeysnayn Allaah iyo Maalinta dambeysa ee uu shaki ku jira quluubtooda ee iyagu shakigooda ku jaha wareersan
Author: Abdullah Hasan Jacob