Surah At-Taubah Verse 46 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubah۞وَلَوۡ أَرَادُواْ ٱلۡخُرُوجَ لَأَعَدُّواْ لَهُۥ عُدَّةٗ وَلَٰكِن كَرِهَ ٱللَّهُ ٱنۢبِعَاثَهُمۡ فَثَبَّطَهُمۡ وَقِيلَ ٱقۡعُدُواْ مَعَ ٱلۡقَٰعِدِينَ
Oo hadday doonayaan inay baxaan, xaqiiq way u qalab diyaarsan lahaayeen, laakiinse Allaah wuxuu nacay bixiddooda, markaas buu wahsi galiyey oo lagu yidhi: La fadhiista fadhiidyada (guryaha)