Surah At-Taubah Verse 47 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahلَوۡ خَرَجُواْ فِيكُم مَّا زَادُوكُمۡ إِلَّا خَبَالٗا وَلَأَوۡضَعُواْ خِلَٰلَكُمۡ يَبۡغُونَكُمُ ٱلۡفِتۡنَةَ وَفِيكُمۡ سَمَّـٰعُونَ لَهُمۡۗ وَٱللَّهُ عَلِيمُۢ بِٱلظَّـٰلِمِينَ
Hadday idinla bixi lahaayeen, idiinma kordhiyeen waxaan aheyn qas, oo waxay xaqiiq u degedegi lahaayeen fasahaadintiinna iyagoo raba (inay abuuraan) fidmo dhexdiinna, oo waxaa idinku jira kuwo maqalka raariciya iyaga dartood.Oo Allaah wuu yaqaan gar ma qaatayaasha