Surah At-Taubah Verse 48 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Taubahلَقَدِ ٱبۡتَغَوُاْ ٱلۡفِتۡنَةَ مِن قَبۡلُ وَقَلَّبُواْ لَكَ ٱلۡأُمُورَ حَتَّىٰ جَآءَ ٱلۡحَقُّ وَظَهَرَ أَمۡرُ ٱللَّهِ وَهُمۡ كَٰرِهُونَ
Hubaal waxay idinla dooneen fidmo kal hore, oo ay kuu rogeen umuuraha15, _ jeer xaqu yimid oo Amarka Ilaahay (guusha) noqotay mid cad oo muuqata iyagoo nacaya aan raalli ka aheyn